Haweeneydii ugu horeysay ee madow ah oo loo dhaariyey Maxkamada sare ee Mareykanka

Kitangi Brown-Jackson ayaa loo dhaariyay inay noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee Mareykanka Khamiista maanta ah, taasoo taariikhda ka dhigaysa haweenaydii ugu horreysay ee madow ah ee ka mid noqota hay’adaha garsoorka ee ugu sarreeya Mareykanka, iyada oo ku biirtay wakhti garsooreyaasha midigtu ay aqlabiyadda maxkamadda ku muquuniyaan xukunnada muhiimka ah. Jackson, oo 51 … Continue reading Haweeneydii ugu horeysay ee madow ah oo loo dhaariyey Maxkamada sare ee Mareykanka